Dhawaan, waxaa shacabka Bangaladesh oo todobaadyo xiriir ah dhigayay dibadbaxyo xoogan ay ku guuleysteen iney talada ka tuuraan haweeneyda 15-ka sano ku amar taagleyneysay dalkan, una darneyd muslimiinta ku xoogan wadankan.
Hadaba maxaynu ka naqaanaa haweeneydan ay warbaahintu ugu yeeri jirtay ” Haweeneyda Birta ah” ee kursiga ku fadhisay awood iyo u xoog sheegashada muslimiinta iyo dilka culimadooda.