HomeAll newsXiisad ka Dhex Aloolsantay Ciidanka DF iyo Maamulka Degmada Awdheegle.

Xiisad ka Dhex Aloolsantay Ciidanka DF iyo Maamulka Degmada Awdheegle.

Xiisad colaadeed oo udhaxeysa ciidanka dowlada fedaraalkaa ee jooga degmada Awdheegle iyo maamulka ugu magacaaban degmadaasi ayaa halkaasi ka tagaan, waxaana suuragal ah inuu dagaal toos ah dhexmaro maamulka iyo ciidanka.

Jirtaanka xiisaddaasi iyo suurtagalnimada inuu dagaal dhexmarikaro, waxaan ka xqiijiyay islamrkaana warbaahinta uga warrmay sida ay wax ujiraan, gudoomye ku xigeenka maamulka degmada Awdheegle ee hoostaga maamulka labaxay Koonfur-galbeed.

Wuxuu ciidanka dowladda fedaraalka ee jooga degmadaasi ku eedeeyay iney dhibaatooyin kala duwan oo ay kamid yihiin isbaarooyin iyo dadka shacabka ah oo guryahooda lagala baxo kadina la dhibaateeyo ay halkaasi ka wadaan askarta dowladda fedaraalka.

Halkaan ka Dhageyso Faahfaahinta Xiisadda ka Taagan Awdheegle

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular