Xillibaan Gama’diid oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa warbaahinta kula hadlay afaafka hore ee xarunta baarlamaanka Dowladda Federaalka, isagoo weerar afka ah ku qaaday Xukuumadda.
Xillibaanka ayaa dad aan dhaqan wanaagsaneyn ku tilmaamay wasiirada Dowladda Federaalka, isagoona sheegay iney waxba ka jirin waxqabadkii ay xukuumaddu sheegtay in labo sano ay qabatay.