HomeAll news11 September: Maxay Muslimiinta U Necebyihiin Maraykanka? .

11 September: Maxay Muslimiinta U Necebyihiin Maraykanka? [Bayaan].

Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa soo saaray war saxaafadeed ku qoran luuqadaha Carabi, English iyo Soomaali, kaasoo looga hadlay asbaabaha keenay weeraradii 11-ka September.

War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay, in siyaasadda arimaha dibadda ee Maraykanka ay sabab u tahay weeraradii 11 September, xilligan la joogana ay suuragal tahay iney dhacaan kuwa lamid ah weeraradaas.

Waxaa lagu ballanqaaday war saxaafadeedka, in mu’assasada Al-Kataa’ib faafin doono filim ducumentry ah, kaasoo la daawan karo inkabadan hal saacadood, loogana hadlayo sababha keenay weeraradii 11 September.

Halkan ka akhriso bayaanka oo Soomaali ku qoran.

Halkan ka dhagayso bayaanka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular