Ra’iisal Wasaaradaha Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa ku hanjabay in ay dulleyn doonaan cid walba oo soo hunguryaysa Itoobiya.
Isagoo khudbad jeedinayay ayuu Abiy Axmed yiri “Sanka ayaan dhulka ugu jiidi doonnaa cid weliba oo halis gelineysa amnigeenna”
Hadalkan ayuu ka jeediyay munaasabad uu kaga qeybgalay magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, wuxuuna kusoo aadayaa xilli ay sii adkaaneyso xaaladda gobolka.