Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kata’aib waxaa goordhow lagu wadaa iney baahiso isdaar xiiso badan oo documentry ah, kaasoo ku saabsan weeraradii 11 September ee dhacay 23 sano kahor.
Filimka oo kusoo bixi doona saddex luuqadoo, waxaa ciwaan looga dhigay ” Wal Kaafiruuna Humu Daalimuun, Maxay Muslimiintu u necebyihiin Maraykanka”, waxaana lagu falanqeyn doonaa asbaabihii keenay iney dhacaan weeraradii 11 September, ee sanka dhulka loogu jiiday dowladda Maraykanka.
Halkan ka dhagayso Ogaysiiska Al-Kataaib iyo filimka 11 September