Kulan ballaaran oo socday muda 8 maalmood ah, ayaa degmada Buq-aqable ee wilaayada Hiiraan, waxaa uu ugu soo dhamaaday odayaasha dhaqanka Gaaljecel iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Munaasabad lagu soo xirayay shirka wadatashiga ah ee mudada u socday labada dhinac, ayaa laga jeediyay bayaan kasoo baxay beesha Gaaljecel, kaasoo ay ku sheegtay iney diyaar u tahay in deegaannada ay degto ka difaacato duullaan weliba oo lagu soo qaado.