Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gaar ahaan guutooyinka madaafiicda ayaa maanta waxa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen, xerada Ball-doogle oo saldhig u ah ciidamada Mareykanka.
Tiro madaadiic ah ayaa gudaha ugalay xeradaan, waxaana lasoo warinayaa inuu jiro khasaare ka dhashay weerarka walow aanan helin tafaasiil ku aaddan.
Xalay ayay aheyd markii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab tiro madaafiic ah ku garaaceen, xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ay shisheeyuhu ku leeyihiin dalka.