Ugu yaraan 6 arday ayaa ku geeriyooday shil shalay subax ka dhacay, wadada isku xirta ismaamulka Kitui iyo magaalada Kibwezi.
Ardaydan ayaa waxaa jiiray gaari nooca raaxada ee loo yaqaan borobokista ama zikziik-ta, xilli ay wadada goynayeen.
Saddex kamid ah ardayda ayaa warbarashada kamarayaay heerka dugsiga hoose iyo dhexe, halka sedaxda kalena ay dhiganayeen dugsiga sare.