Maamulka Islaamiga ah ee gobolka Bakool ayaa magaalada Buur-dhuxulle kusoo bandhigay, 2 askari oo kasoo goostay ciidanka Dowladda Fedaraalka.
Maxamad Manuur iyo Ibraahiim Aadam Cali, waa labo askari oo kasoo baxay safka Dowladda Fedaraalka, midkood wuxuu ka yimid degmada Waajid ee gobolkaas, wuxuuna katirsanaa maleeshiyaad uu maamulka la baxay Koonfur-galbeed hubeeyay, halka askariga kalena uu katirsanaa ciidankii Dowladda Fedaraalka ee lagu soo tababaray dalka Uganda.
Halkaan ka Degso Warka Askarta Isa Soo Dhiibtay