Nuur Sugoow Xasan iyo C/Fattaax Cali Shire, waa labo askari oo kasoo baxay safka maamulka la baxay Jubbaland, waxay isku soo dhiibeen maamulka Islaamiga ah ee Jubada Hoose.
Waxay ka kala yimaadeen degmada Afmadow iyo degaanka Kulbiyoow oo dhamaantood katirsan Jubada Hoose, waxaana loo soo dhaweeyay si wanaagsan.
Halkaan ka Degso Warka Askarta Isa soo Dhiibtay