HomeAll newsAskar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Xukun Dil ah Lagula Fuliyay Saakow.

Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Xukun Dil ah Lagula Fuliyay Saakow.

Maxkamadda Shareecada Islaamiga ah ee magaalada Saakow ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay 2 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka.

Askarta Galabta Saakow lagu toogtay wexey kala ahaayeen:

1-Maxamad Xasan Maxmuud oo loo yaqaano (Xamaali) oo ahaa askari katirsan Dowladda Fedaraalka, islaamrkaana ku jiray kuwii lagu soo tababaray dalka Eretareya.

2-Yaasiin Cabdullaahi loo yaqaano (Cade Love) wuxuu isana kamid ahaa asakrta Dowladda Fedaraalka gaar ahaan guutada 86-aad. Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayuu ka howlgalayay, wuxuuna tababar kusoo qaatay saldhiga Mareykanka ee Balli-doogle ee Shabeelaha hoose.

Haddaba dhageyso mid kamid ah qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo faahfaahin ka bixinaya xukunka.

Halkaan ka Degso Xukunka Dilka ah ee Lagu Fuliyay Askarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular