HomeAll newsAskari Kasoo Goostay Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.

Askari Kasoo Goostay Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Askarigaan oo Lagu Magacaabo Cali Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa waxa uu isku soo dhiibay wilaayada islaamiga ah ee ee Bakool.

Waxa uu kamid ahaa askartii kasoo badbaaday weerarkii taariikhda galay ee Cowsweyne, waxaana lagu soo bandhigay degmada Tiyeeglow ee wilaayada islaamiga ah ee Bakool.

Halkaan ka Degso Warka Askariga isa soo Dhiibay

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular