Dilkaan ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, askariga ayaana si bareer ah waxa uu xabbad ugu dhuftay wiilka dhalinyarada ah oo lagu magacaabo C/Qaadir Axmed Xuseen.
Aabaha dhalay wiilka la dilay ayaa sheegay, in horay wiil looga dilay ehelkooda illaa iyo hadda aysan helin wax cadaalad ah.
Waxa uu dhanka kale sheegay in la burburiyay qeybo kamid ah gurigiisa, isagoo ka warbixiyay sida ay wax udhaceen.
Halkaan ka Degso Warka Dilka Askariga