HomeAll newsAskari Katirsan Dowladda Federaalka oo Muqdisho Ku Dilay Wiil Dhalinyaro ah.

Askari Katirsan Dowladda Federaalka oo Muqdisho Ku Dilay Wiil Dhalinyaro ah.

Askari katirsan ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa habeen hore waxa uu wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Muqdisho.

Dilka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay agagaarka isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho.

Wiilka la dilay oo bajaajle ahaa ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Liibaan Cabdi Aadan, waxa uuna dilkiisu yimid kadib markii askari katirsan Dowladda Fedaraalka oo doonayay in si qasab ah uu mootadiisa ku raaco uu ka diiday.

Ehellada wiilka dhalinyarada ah ee la dilay iyo qaar kamid ah asxaabtiis ayaa ka warbixiyay sida loo dilay Liibaan.

Halkan ka dhagayso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular