Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay Masar iyo Itoobiya oo Soomaaliya isku heysta, iyo is afgaradkii badda ee Muuse Biixi uu la galay Itoobiya oo la doonayo in lagu qariyo doodaha Masar iyo Itoobiya, waxaana ka qeyb galaya mid kamid ah culimada iyo aqoonyahan Soomaaliyeed, waxaana soo jeedinaya C/fataax Maxamed Qaasim.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 06-09-2024