Kulan muhiim ah oo u dhaxeeay wilaayada islaamiga ah ee Jubbada Hoose iyo beesha Maxamad Subeer ayaa ka dhacay degaan hoos taga degmada Dhoobley ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada-hoose.
Kulankaan oo muddo dhowr maalmood ah socday ayay labada dhinac uga hadley, qodobo uu kamid yahay sii xoojinta dacwada iyo halganka ka dhanka ah shisheeyaha dalka kusoo duulay.
Halkaan ka Degso Warka Kulanka