HomeAll newsBiyo La'aan Laga soo Sheegayo Dhulka Soomaaliyeed ee Kenya Gumeysato.

Biyo La’aan Laga soo Sheegayo Dhulka Soomaaliyeed ee Kenya Gumeysato. [Dhagayso]

Bulshada ku dhaqan degaanka Bahuri oo katirsan gobolka Gaarisa ee dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato, ayaa ka cabanaya biyo la’aan io dhibaatooyin kale oo ay kamid ah yihiin waddo xumo iyo xarun caafimaad oo aysan dadka degaanku lahayn.

Arrinta ugu daran ee heysta oo waa biyo la’aan, taasoo ay ku dhowyihiin iney sababkeeda uga guuraan degaankaan, oo ay deganaayeen muddo 20 Sano ah.

Waxay dowaldda Kenya ku eedeeyeen ineysan waxba ka qaban adeegyadii bulsho ee degaanka uu ubaahnaa.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular