HomeAll newsBulshada ku Dhaqan Baladweyne oo ka Cabanaya Wado La'aan, Amni Darro &...

Bulshada ku Dhaqan Baladweyne oo ka Cabanaya Wado La’aan, Amni Darro & Isbaarooyin.

Shaqo joojin ay sameeyeen ganacsatada iyo gaadiidleyda ayaa sababtay iney hoos udhacaan gaadiidkii ka bixi jiray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Ciriiri iyo wado yari ayaa laga soo sheegayaa iney ka jirto magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, taas oo ay sii dheer tahay amni darrida ka jirta magaalada.

Isbaarooyinka yaalla wadooyinka aada magaalooyinka kale ee gobalka, ayaa sidoo kale kamid ah waxyaabaha sababay in ay yaraadaan gaadiidkii ka bixi jiray magaalada.

Waxaa hoos udhacay dhaqaalihii magaalada gaar ahaa kii soo gali jiray gaadiidleyda, maadaama ay shaqadoodii istaagtay.

Halkaan ka Degso Warka Cabashada Dadka Baladweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular