Cali Wajiis, oo kamid ah wadaadaha u fatwooda Dowladda Federaalka, ayaa ku taliyay in la bedelo manaahijta waxbarashada ee Dugsiyada Quraanka kariimka iyo Iskuullada lagu barto culuumta Shareecada Islaamka.
Wuxuu sheegay in loo baahanyahay in manaahijtaas laga saaro wax weliba oo dhiirogelin kara xagjirnimada, sida uu warka u dhigay.
Arintan waxay qeyb ka tahay dadaallada ay reer galbeedka iyo Yahuuddu ugu jiraan, sidii loo hirgelin manaahjij ka hor imaaneysa Diinta Islaamka, ardeyda muslimiinta ahna loo dhigo, si ay usoo baxaan jiil Islaamnimada magac un ka wata.