HomeAll newsCiidamo Itoobiyaan ah Oo Iska Dhiibay Dalka Suudaan. .

Ciidamo Itoobiyaan ah Oo Iska Dhiibay Dalka Suudaan. [Dhagayso].

Ciidamada Itoobiya ayaaa bilaabay iney ka firxadaan furimaha dagaalka ee gobolka Amxaarada, islamarkaana isku dhiibaan dowladda Suudaan.

Dagaallo xaggan oo udhaxeeya ciidanka Itoobiya iyo Jabhadda Mucaaradka ah ee Faano, ayaa kasocda xadka ay wadaagaan wadamada Suudaan iyo Itoobiya, kuwaasoo looga taag roonaaday ciidanka Abiy Axmad.

Ciidamada ee ku soo jabay Furimaha dagaalka ayaa bilaabay iney iska dhiibaan wadanka Suudaan, iayagoo ku dhexdhuumaya shacab qax ah oo Itoobiyaan ah.

Boqolaal ciidamo Itoobiya ah, ayaa iska buuxiyay xeryaha barakacaayaasha ee ku yaalla deegaannada udhaw xadka ay wadaagaan wadamada Suudaan iyo Itoobiya.

Halkan ka dhagyaso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular