Dab geystay khasaare hantiyeed ayaa ka kacay xaafad katirsan degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho.
Xarumo ganacsi ayaa ku basleeday dabkaan ka kacay degmada Dharkeenley ee gobalka Banaadir.
Maamulka Degmada oo dhowr tallaabo ujira halka uu dabku ka kacay ayaa lagu eedeeyay inuusan wax gurmad ah usoo sameyn dadka rayidka ah.
Qaar kamid ah milkiilayaasha xarumaha gubtay ayaa ka warbixiyay khasaarahaa soo saaray, iyagoo eedeyn ujeediyay Dowladda Fedaraalka.