Bayaan kasoo baxay wasaaradda arimaah dibadda ee dalka Urdun, ayaa lagu sheegay in dalka ay dibu ugu soo laabteen labo ruux oo u dhashey Urdun, kuwaasoo bishii Agosto lagu afduubtay dalka Suuriya.
Maahir Bashiir Cabdalla iyo Maxmuud Samiix, ayaa lagu kala baxaa labada nine e Urdun u dhashey kuwaasoo lagu afduubay Suuriya, balse hadda dib u heley xorriyadooda.
Dowladda Urdun waxay sheegtay in maamulka Nusayriyada ee Suuriya uu kala shaqeeyay sii deynta labadan nin, laakiin ma bixin tafaasiil la xiriirta waxa keeney in lagu afduubo dalka Suuriya.