Ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa magaalada Baladweyne kawada, dhac iyo boob ka dhan ah, Wadayaasha booto Bajaajta ee magaaladaasi.
Mid kamid ah wadayaasha Bajaajta ee magaaalada Baladweyne, ayaa sheegay inuu dhac ugeystay askari katirsan ciidanka Dowladda Fedaraalka.
Wuxuu kaloo ka warramay sida loola hadlay markii uu dalbaday in wax laga qabto askarigii dhaca ugeystay.