Doon ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ka ku gubatay Jaziirad ku taalla xeebaha dalka Cummaan.
Doontan oo ahayd mid ganacsi ayaa waxaa la sheegay iney lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed islamrkaana ay ku rarnaayeen badeecado kala duwan.
Waxaa lasoo warinayaaa iney kasoo shiraacatay dekadda magaaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.