Waxaa isa soo taraya dadka cadaalad darrida ka cabanaya ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Waalidiinta iyo qaraabada wiil dhalinyaro ah oo ay dileen askar katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay gudoomiyaha maxkamadda ciidamada Liibaan Cali Yaroow ku eedeeyay inuu marin habaabiyay kiiska wiilkooda.
Askarta dilka geystay oo 2 ahaa ayaa waxa ay sheegeen in uu gudoomiyuhu doonayo sii deyntooda, iyagoona cabasho ka muujiyay xukunka maxkamadda.
Halkaan ak Degso Warka Codka Waalidiinta iyo Ehellada