Diyaaradda Duulimaadka Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday iney joojisay Duulimaadyadeedii Eritrea.
Xiriirka diblumaasiyadeed ee udhaxeeya dowladaha Itoobiya iyo Eritrea aya asii xamanaaya, iyadoo uu jiro ixtimaalka ah in colaad hubeysan ay dhex marto labada dhinac.
Diyaaradda duulimaadyada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday in gabi ahaanba ay joojisay duulimaadyadeedii Eritrea, taas oo umuuqata mid ay shirkadda ugasii hormarayso mudadii mamnuucidda ee dowladda Eritreahoray ugu qabatay oo aheyd 30-ka September.