Shalay waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaaliya ka dhacday dhacdo fajac iyo argagax dhalisay.
Gabar yar oo 5 Sano jir ah, ayaa laga soo tuuray dhisme dabaq ah oo ku yaalla degmada Cabdi Caziiz ee magaalada Muqdisho, waxaana falka ka dambeeyay rag aysan cadeyn heybtooda, sida uu sheegay aabbaha dhalay oo ushaqeeya Dowladd Fedaraalka.