Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa ku waramaya, in burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah ay dil iyo afduub ugeysteen ganacsato Soomaali ah.
Falkaan dilka ah ayaa waxa uu ka dhacay gobalka Western Cape ee dalka Koonfur Afrika, waxaana burcadda ay ganacsadaha ku dhex dileen meharaddiisa, iyagoo afduubtay mid kale.
Halkaan ka Degso Faahfaahinta Warkaan