Haweenkan oo ah kuwa dhulka xaaqa una shaqeeya maamulka magaaladaa Mandheer ee hoostaga dowladda Kenya, ayaa sheegay ineysan muddo 5 bilood ah helin lacagihii lasiin jiray.
Waxay cabsho kamuujiyeen habdhaqanka maamuulka magaalada ee ay shaqaalaha uyihiin.
Waxay sheegeen in haddii ay hadlaan loogu hanjabo in shaqada laga saarayo, islamarkaana loola hadlo si jees jees ah.