HomeAll newsIsmaamullada Kenya oo ka Cabanaya Dhaqaale Xumo Soo Wajahday.

Ismaamullada Kenya oo ka Cabanaya Dhaqaale Xumo Soo Wajahday.[DHAGEYSO]

Gudoomiyaha gudiga maaliyadda, qorsheynta iyo dhaqaalaha ee ismaamullada Kenta, ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda ee dalkaasi aysan wali soo saarin in kabadan 90 bilayan oo shilanka Kenya ah.

Lacagtaas ayuu sheegay in laga doonayay iney bixiso 2 bilood ee laasoo dhaafay ee sannadkan, iyo bisha 9-aad ee haatan lagu gudah jiro.

Halkaan ka Degso Warka Cabashada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular