HomeAll newsItoobiya oo Codsatay in Soomaaliya aan Laga Saarin Ciidanka Shisheeye.

Itoobiya oo Codsatay in Soomaaliya aan Laga Saarin Ciidanka Shisheeye.[DHAGEYSO]

Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegay in loo baahan yahay, in si taxaddar leh looga fiirsado kahor inta aan la go’aamin qaban qaabada bixitaanka ugu dambeeya ee ciidamada ATMIS.

Waxa uu dhanka kale sheegay in loo baahan yahay in la tixgaliyo, dadaallada joogtada ah ee ay ciidamada Itoobiya kula dagaallamayaan waxa ay ugu yeereen kooxaha mintidiinta asal-raaca ah.

Halkaan ka Degso Warka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular