Iyadoo wali dadku ay layaabanyihiin hadalkii kasoo yeeray dowaladda Jabuuti ee Itoobiya lagu siinayay badda Soomaaliya, ayaa waxey mar kale Jabuuti sheegatay hadal ka cad kii hore.
Xildhibaan lagu magacaabo Cabdoow Ciise Bullaale oo kamid ah baarlamaanka Jabuuti ayaa sheegay, hadal muujinaya sida ay Xabshida ugu oglyihiin badda ay siinayaan.
Xilli uu wareysi siinayay mid kamid ah warbaahinada laga leeyahay dalka Mareykanka ayuu sheegay, in dekadda Tajurra oo udhaw xabeenaadka ay Soomaaliya la wadaag Itoobiya ay si buuxda ugu wareejinayaan Xabashida.
Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka Jabuuti