HomeAll newsKadib Kabixitaanka Ciidanka Maraykanka ee Niger, Sidee ayuu Noqonayaa Xiriirka labada Dal?

Kadib Kabixitaanka Ciidanka Maraykanka ee Niger, Sidee ayuu Noqonayaa Xiriirka labada Dal?

Askarigii ugu dambeeyay oo Ameerikaan ah ayaa dhawaan isaga baxay dalka Niger, oo kamid ah dalalka dhaca galbeedka caalamka Islaamka, halkaas oo ay duullaan milliteri oo dadban ku joogeen ciidamada Maraykanka.

Hadaba sidee ayuu noqonayaa xiriirka xukuumadda Niyaami iyo dowladda Maraykanka, maadaama uu soo afjarmay wujuudkii milliteri ee Maraykanku sanadaha ku lahaa dalka Niger?

Halkan ka dhagayso.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular