Wilaayada islaamiga ah ee Jubada-dhexe ayaa dowro sharci ah usoo xirtay kawaanleyda ku dhaqan degmada Jilib ee wilaayadaas.
Dowradaan oo sooctay muddo 3 maalmood ah ayay kawaanleyda degmada Jilib ku qaateen duruus kala duwan oo muhiim ah.
Waxa ay ka warbixiyeen duruustii ay dowrada ku qaateen iyo sida ay uga faa’iideen.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada Jilib