Kulankaan wadatashiga ah oo u dhexeeyay beel-weynta Direed iyo Wilaayada islaamiga ah ee Jubada-dhexe ayaa waxaa laga soo saaray go’aano wax ku ool ah.
Qodobo kala duwan ayaa laga soo saaray kulanka, kuwaas oo ay odayaasha beeshu sheegeen iney dhaqan galin doonaan.