HomeAll newsLiyuu Police oo Dhibaato Ba'an Ka Wada Dhulka Soomaali-Galbeed. .

Liyuu Police oo Dhibaato Ba’an Ka Wada Dhulka Soomaali-Galbeed. [Dhagayso].

Maleeshiyaadka Liyuu Booliska ee ay soo tababartay dowladda Itoobiya, ayaa xasuuq daran kawada dhulka Soomaaligalbeed ee gumeysiga ku jiro.

Liyuu Booliska ayaa la sheegay iney weerar toos ah ku qadeen degaannada Bilcil dheer iyo caado oo katirsan degmada Wardheer ee gobolka Doollo.

Ugu yaraan 7 ruux ayey halkaasi ku dileen, sida ay tilmaamayaan ilo wareedyada.

Halkan ka dhagayso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular