Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen masuuliyiinta Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Dhexe iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka, ayaa ka dhacay qeybo kamid ah wilaayada.
Kulanka ayaa ahaa mid wadatashi ah, oo looga arinsanayo xaaladda wilaayada iyo guud ahaan gobolka, waxaana gebegebadiisa kasoo baxay qodobo muhiim ah.