HomeAll newsMaamulka Jubbaland ee Baardheere oo Haweenka ka Mamnuucay Niqaabka.

Maamulka Jubbaland ee Baardheere oo Haweenka ka Mamnuucay Niqaabka.

Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ugu magacaaban kan la baxay Jubbaland, ayaa bulshada ku dhaqan degmadaasi kusoo rogay, amarro kasoo horjeeda Shareecada Islaamka.

Wuxuu mamuucay maamulku islamarkaana dembi ka dhigay, Niqaabka ama Indha-shareerka ay xirtaan dumarka Muslimaadka iyo mooto laba lugooleyda oo ay dadka degmadu aad u isticmaalaan.

Warkaan waxay ka sheeegeen meel fagaare ah kadib markii ay boqolaal kamid ah bulshada degmada isku soo uruuriyeen, iyagoo uhanjabay haddii ay amarkaas ka dhanka ah diinta Islaamka fulin waayaan.

Halkaan ka Degso Warka Mamnuucidda Nidaamka ee Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular