Dowladda Masar ayaa war rasmi ah kasoo saartay, hub iyo saanad ciidan oo duug ah oo ay shalay gaarsiisay magaalada Muqdisho.
Masar ayaa xaqiijisay iney Dowladda Fedaraalka ugu deeqday, kaalmo millatari oo looga gol-leeyahay in lagu xoojiso awoodda ciidamada Fedaraalka, xilli ay labada dhinac horay ugaareen heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah.
Halkaan ka Degso Warka Dowladda Masar