HomeAll newsMaamulka Jubbaland oo Saraakiil & Askar Looga Dilay Jubada-hoose.

Maamulka Jubbaland oo Saraakiil & Askar Looga Dilay Jubada-hoose.[DHAGEYSO]

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta weerar culus waxa ay ku qaadeen, xero ay askar katirsna maamulka la baxay Jubbaland ku leeyihiin degaanka Janaa-cabdalle oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidanka ayaa weerarka kadib xerada kasoo baxay, waxaana qabsaday weerar kamiin ah oo looga dilay 9 askari oo ay ku jiraan 3 sarkaal, iyadoona looga dhaawacay 13 kale.

Halkaan ka Degso Faahfaahinta Weerarka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular