Godoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Fedaraalka Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa sheegay in xabno kartirsan maamulkiisa oo uu udiro si ay dadka uga soo baadaan ay musuq maamsuq joogto ah ku kacaan, iayagoo dadka ka qaadaya lacago xadhaaf ah.
Isaga oo muujinaya tira badnida musuq maasuqa ay ku howlanyihiin shaqaalihiisa iyo askarta ilaalada ka haya, ayaa wuxuu sheegay iney ku fakarayaan dad qaar ee isaga u shaqeeya, iney maalmo gudahood ku dhistaan daaro dhaadheer.
Warka ku saabsan musqmaasuqa Dowladda Fedaraalka halkaan kala deg.