Fadeexad weyn ayaa ka tagaan garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde, kadib markii ay soo shaac baxday falal anshax darro ah oo ay Turkida garoonka heysta kula keceen haweyn katirsan Dowladda Fedaraalka.
4 Haween ah oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa dacwad ka gudbiyay madaxa shaqaalaha shirkada Favori Air tutul oo ah nin u dhashay dalka Turkiga islamarkaana heysta garoonka Aadan Cadde.
Ninkaan ayaa la sheegay in haweynka Soomaalida ah ee katirsan Dowladda Fedaraalka shaqada markii uu siinayo uu kadalbado falal anshax-xumo ah sida ay sheegeen haweenkii dacweeyay, kuwaasoo qaarkood shaqada lasiiyay kadib markii ay fuliyeen dalabkiisa.
Halkaan ka Degso Warka Turkida