HomeAll newsMasuul Itoobiyaan ah oo Sheegay iney Aag Dagaal Ka Sameynayaan Soomaaliya.

Masuul Itoobiyaan ah oo Sheegay iney Aag Dagaal Ka Sameynayaan Soomaaliya.

Lataliyaha Abiy Axmed, ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo lagu magacaaboa Brook Hailu, ayaa sheegay in dowladda Itoobiya dhulka Soomaaliya ay ka samaynayso qiyaastii 100-150 km oo ah khad cagaaran oo ay ka ilaashato ammaankeeda gudaha.

Gobalka Gedo iyo qaybo ka mida dhulka uu ka arrimiyo maamulka la baxay Koonfur-galbeed, ayuu tilamaamay iney qeyb ka yihiin dhulka ay saldhigyada ka dhisanayaaan. qayb ka mid ah dhul kuyaal gobolka Hiiraan ayuu sidoo kale xusay iney jaran doonaan.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular