HomeAll newsMaxaan ka Naqaanaa Taariikh Nololeedka Saxaabiga Anas Binu Maalik.

Maxaan ka Naqaanaa Taariikh Nololeedka Saxaabiga Anas Binu Maalik.[WARBIXIN-01]

Anas Bin Maalik Al-Ansaari, waa mid kamid ah saxaabada kuwii ugu qiimaha badnaa, waxa uuna ku dhashay magaalada Madiina, isagoo yar ayuu islaamay.

Rasuulka Sallallaahu Caleyhi Wasallam ayaa kunyo uga dhigay Abuu Xamza, waxa uu khaadim ama adeege ka noqday guriga Nabiga isagoo 10 sano jir ah, sidaas ayaana loogu naaneysay khaadimkii Rasuulka.

Haddaba Kumuu ahaa Saxaabiga Anas bin Maalik, Khaadimkii Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam? ku dhageyso qeybta koowaad warbixn aanu uga faalooneyno taariikh nololeedkiisa.

Halkaan ka Degso Qeybta 01-aad ee Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular