HomeAll newsMidowga Jaamacadaha Muqdisho oo Cabasho ka ah Dowladda Federaalka.

Midowga Jaamacadaha Muqdisho oo Cabasho ka ah Dowladda Federaalka. [Dhagayso]

Jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyay faragelin ay ku heyso wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka.

Masuuliyiinta Jaamacadaha Muqdisho oo kulan isugu yimid, ayaa sheegay in wasaaradda Caafimaadka ay faragelin xoogan ku heyso shaqadooda, ayna xiriir la sameyneyso ardeyda, iyadoo dhaqaale raadis ah.

Gudoomiyaha midowga Jaamacadaha Muqdisho Maxmed Maxamuud Xasan Bidey, ayaa akhriyay war saxaafadeed kasoo baxay midowga, oo ay baaq ku direen.

Gudoomiyaha Midowga Jaamacadaha Maxmed Maxamuud Xasan Bidey

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular