HomeAll newsMucaarad ka Dhan ah Dowladda Federaalka oo Muqdisho Looga Dhawaaqay.

Mucaarad ka Dhan ah Dowladda Federaalka oo Muqdisho Looga Dhawaaqay.

Maalintii shalay mucaarad ka dhan ah Dowladda Fedaraalka ayaa maalintii shalay looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

ku dhawaad 30 Xildhibaano katirsan Baalamaanka Dowladda Fedaraalka, ayaa shir in muddo ah usocday kaidb waxay sooo saareen war-saxaafadeed ay ku sheegeen, waxyaabaha ay kaga soo horjeedaan Dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh.

Halkan ka dhagayso Faafaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular