Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan, oo kamid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed, wuxuu ku sugnaa dhulka Xarameynka, markii ay dhacayeen weeraradii 11 September.
Wuxuu ka sheekeynayaa isaga iyo rag kale iney u tageen Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo deganaa magaalada Makkah, ayna weydiiyeen xukunka sharciga ah ee weeraradii 11 September.