Masuul millatari oo Shiinees ah ayaa shaaca ka qaaday, iney ka hortagi doonaan xadgudub waliba oo lagu doonayo in lagu waxyeeleeyo madaxbanaanideeda gaar ahaan xeebaha koonfureed ee dalkaas.
“Waxaan lama huraan ah in badda koonfureed ee Shiinaha ay ahaato meel nabadgelyo ah” ayuu yiri masuulkaan Shiineeska.
Isagoo sii hadlayay ayuu sheegay, in haddii ay dowladda Mareykanka soo dhaqaajiso cuamaleeda ee ay daaha gadaashiisa ka maamuleyso, ama ay dhaqaale ku bixiso, ama ay iyada dagaalka si toos ah usoo gasho ay waajihi doonaan.