Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa ku waramaya, in magaalada Minneapolis ee gudaha dalkaasi lagu diley ruux Soomaali ah.
Qofka la dilay ayaa ahaa wiil dhalinyaro ah oo kamid ah Soomaalida dhawaan gashay gudaha Mareykanka.
Waxaa magaciisa lagu soo koobay Khadar Indho, iyadoo sidoo kale ay jiraan dad la dhaawacay.